U bood nuxurka

Haafniyaam

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah

Haafniyaam

Curiyaha Haafniyaam.

Haafniyaam (ingiriis: Hafnium) astaanta (Hf) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay todobaatan-iyo-labo (72). Curiyaha Haafniyaam waa bir ka tirsan Transitional Metalska ee guruubka 4aad ee Diwaanka Curiye, taas oo miisaankeedu yahay 178.49.

Curiyahan Haafniyaam waxay leedahay midab madoow iftiimaya, iyo falgal kimiko oo u dhow Sirkooniyaamta. Inta badana waxaa la helaa ayadoo ku jirta macdanta Sirkooniyaamta.

Curiyahan waxaa loogu magac daray caasimada dalka Denmark ee Copenhagen oo luuqada Latinka lagu dhaho Hafnia. Maadaama haafniyaamtu tahay gudbiye dabka iyo korontada waxaa laga sameeyaa xadhkaha korontada iyo sheeyo kale oo korontada la xidhiidha.


Jadwalka Curiyayaasha ( Kaltanka Curiyayaasha)
Qaybaha → 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18
↓ Walxaha
1 1
H
2
He
2 3
Li
4
Be
5
B
6
C
7
N
8
O
9
F
10
Ne
3 11
Na
12
Mg
13
Al
14
Si
15
P
16
S
17
Cl
18
Ar
4 19
K
20
Ca
21
Sc
22
Ti
23
V
24
Cr
25
Mn
26
Fe
27
Co
28
Ni
29
Cu
30
Zn
31
Ga
32
Ge
33
As
34
Se
35
Br
36
Kr
5 37
Rb
38
Sr
39
Y
40
Zr
41
Nb
42
Mo
43
Tc
44
Ru
45
Rh
46
Pd
47
Ag
48
Cd
49
In
50
Sn
51
Sb
52
Te
53
I
54
Xe
6 55
Cs
56
Ba
*
72
Hf
73
Ta
74
W
75
Re
76
Os
77
Ir
78
Pt
79
Au
80
Hg
81
Tl
82
Pb
83
Bi
84
Po
85
At
86
Rn
7 87
Fr
88
Ra
**
104
Rf
105
Db
106
Sg
107
Bh
108
Hs
109
Mt
110
Ds
111
Rg
112
Cn
113
Nh
114
Fl
115
Uup
116
Lv
117
Ts
118
Og

* Lanthanides 57
La
58
Ce
59
Pr
60
Nd
61
Pm
62
Sm
63
Eu
64
Gd
65
Tb
66
Dy
67
Ho
68
Er
69
Tm
70
Yb
71
Lu
** Actinides 89
Ac
90
Th
91
Pa
92
U
93
Np
94
Pu
95
Am
96
Cm
97
Bk
98
Cf
99
Es
100
Fm
101
Md
102
No
103
Lr