Siil
Muuqaal


Siilka (ingiriis: vagina), waa xubinta dhediga ee saldhiga u ah samaynta ilmaha.
xiliga taranka dhismaha siilku, wuxuu la fal galaa xubinta ragga ee ah guska ka hor waqtiga biyo-baxa taas oo keenta samaysanka ugxanta.
Siilka wuxuu ka mid yahay saxaaxda dumarka.